GALALAATI Burburkii Jamhuuriyaddii Soomaalida (1960-1991) - Xasan Cabdi Madar - Books - 50020 - 9781513659893 - June 3, 2020
In case cover and title do not match, the title is correct

GALALAATI Burburkii Jamhuuriyaddii Soomaalida (1960-1991)

Price
HK$ 205
excl. VAT

Ordered from remote warehouse

Expected to be ready for shipping Aug 25 - Sep 4
Get notified about new Xasan Cabdi Madar releases
Add to your iMusic wish list

Not rated yet

Buuggan "Galalaati" waxa uu si qumman u lafagurayaa dawladnimadii Jamhuuriyaddii soomaalida ee curatay 1960, burburtayna 1991, goortii ay burburtay, sidii ay u burburtay iyo wixii burburiyey. Waxa uu isweydiinayaa soddonka sano marka saddex tobnaad loo qaybiyo, tobanka si gaar ah loogu tiriyo burburka: Ma tobankii hore, ma tobankii dhexe mise tobankii u dambeeyey? Waxa kale oo uu innagu baraarujinayaa saddex xilli oo dawladnimada soomaalidu burburtay balse aan dhug loo yeelan, ayse tahay in dib loo milicsado oo looga tusaale qaato hagaajinta timaaddada.

Media Books     Paperback Book   (Book with soft cover and glued back)
Released June 3, 2020
ISBN13 9781513659893
Publishers 50020
Pages 408
Dimensions 152 × 229 × 23 mm   ·   594 g
Language English  

More by Xasan Cabdi Madar

Show all